Quantcast
Channel: Doha Shabelle Media
Browsing all 12 articles
Browse latest View live

Kenya oo la faray inay ciidankeeda badda kala baxdo biyaha Soomaaliya

Qaramada Midoobay ayaa ka soo horjeestay in ay maalgaliso ciidamada bada Kenya ee ku sugan Soomaaliya,kuwaasi oo qeyb ka qaatay in Al-Shabaab laga saaro Magaalada xeebeedka Kismaayo. Midowga Africa...

View Article



Dhaq dhaqaayo ciidan oo ka soconaya B/Burte

Wararka naga soo gaaraya magaalada Buula-barde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaalada magaaladaasi aad u kacsan tahay saakay kadib markii Ciidamada Xarakada alshabaab ay halkaasi ka bilaabeen...

View Article

Raggii geystay dilkii taliye Il Dhigte oo lagu qabtay B/weyne

Maamulka dowladda ee gobolka Hiiraan ayaa magaalada Baladweyne ku soo bandhigay ragg ka tirsanaa Ciidamada dowladda oo dil bareer ah ugu geystay magaaladaasi Taliye ka tirsanaa ciidamada dowladda...

View Article

Shabaab oo weeraray garoonka Kismaayo iyo goobo kale oo fara badan

Al-Shabaab ayaa guulo ka sheegatay weeraro shalay ku qaadaan ilaa shan goobood oo ku yaal gobolada dalka, iyadoo weeraradaas isugu jiraan madaafiic iyo dagaal toos ah. Afhayeenka howl galada Al-Shabaab...

View Article

Ansixinta Xildhibaanada oo mar kale baaqatay

Dib u dhac ayaa mar kale maanta ku yimid qorshe la doonayay in Baarlamaanka Soomaaliya lagu horgeeyo Xukuumadda Cusub ee Dr. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya...

View Article


Dowladda Raysalwasaare Saacid oo cod aqlabiyad ah lagu ansixiyay

Kahor inta aysan bilaaban cod u qaadidda xukuumadda, ayaa madaxweeynaha Soomaaliya iyo Ra’isul wasaaraha waxay kulan saxaafadda bannaan joog ka ahayd ay la qaateen mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya....

View Article

Wasiirka Difaaca oo u hanjabay Shabaab

Markii shalay Xukuumada Soomaaliya ay codka kalsoonida ka heleen barlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa hadal kasoo yeeray qaar ka mid ah Wasiirada uu hogaamiyo Cabdi faarax Shirdoon,wallow inta aan la...

View Article

Abu Mansur Al Amriki oo lagu daray liiska dadka Maraykanku doon doonayo

Warbaxin ka soo baxday Hay’ada FBI Mareykanka ayaa iminka waxa ay liisku dadka Mareykanka uu doodoonayo ku dartay mid ka mid ah muwaadiniin Mareykan ah oo ka dagaalama Soomaaliya islamarkaana qeyb ka...

View Article


Col Xaamud oo sheegay in ciidamo dheeraad ah la geyn doono Hiiraan iyo...

Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika ee AMOSOM Cali Aadan Xumud oo maanta lahadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa waxa uu sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay arimaha Ciidamada AMISOM. Waxaana uu sheegay...

View Article


Madaxweyne Xassan Sheekh oo cambaareeyay qaraxii Nairobi

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag u cambaareeyay qaraxii Maalintii Axadii ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, kaasoo ay ku dhinteen ku dhawaad 20...

View Article

Agagaarka Kismaayo oo ay wali dagaallo ka soconayaan

Sida ay soo sheegayaan wararka ka imaanaya Degaano ku dhaw dhaw Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa ka dhacay dagaal xoogan kaas oo u dhexeeyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya...

View Article

Qalinkeena waxuu dib u dhisi karaa wadankeena!

Bulsho waxay horumartaa marka ay ku sifoowdo dareen wadaninimo iyo laxajeclo ay ka qabto wadankeeda, kaas oo keenaya in ay marnaba Bulshadaasi u ogalaan wadanka ama deegaanka ay ku nooshahay-...

View Article
Browsing all 12 articles
Browse latest View live




Latest Images